12/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Guddi loo bixiyay gudiga khilaafaadka dhulka oo maanta lagu dhaariyay Boorama+MUUQAAL

WP_20150224_009Boorama–Guddi loo bixiyay gudiga khilaafaadka dhulka ayaa maanta loo dhaariyay degmada Boorama iyadoo magaalada ay ka jirto dhul boob baahsan oo aad moodo in dadku khimaamayaan qofka kale oo walaalkii ah laakiin ayna ogeyn in iyagu is khimaamayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS