November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

GARBAHAARAY

Guddiga doorashada oo ka degay Garbahaaray maxayse ku soo arkeen

Guddiga doorashada ayaa ka degay magaalada Garbahaaray ee deegaan doorashada labaad ee maamulka Jubba halkaas oo dhawaan la filayo in lagu qabto doorashada aadka u daahday ee Kiiniya diidey in lagu qabto.

Guddiga ayaa farxay sida habsamida leh ee wax kasta loo diyaariyay waxayna balan qaadeen inay 16-ka kursiba u dhamaystiri doonaan sida ugu dhaqsasha badan xilli shalay fowdo ka dhacday golaha shacabka.

”Guddigan oo ay la socdeen kuwa khilaafaadka ayaa sheegay inay hogaankii guddigas algu adeegto uuna ka baydhay hanaankii guddiga loogu talogalay isla markaana ayna qayb ka ahayn.

Waxa la sugaaba waa inay si degdega u soo diyaariyaan hawsha.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS