Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa kana tirsan xisbiga Wadani ayaa soo dhaweeyay guddiga uu magacaabay madaxweynaha Somaliya ee meel saaraysa tabashada maamulka Somaliland. Guddigan ayaa Muuse Biixi diidey sheegayna inay ku jiraan dad Woqooyiga u dhashay.
Isku soo duuboo guddigan u magacaabay Madaxweyne Farmaajo waxay dan ugu jirtaa maamulka Muuse Biixi oo siyaasad ahaan aan deganayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS