X

Gudiga abaaraha dawlada dhexe oo ku yaboohdey hal milyan oo doolar lagu gargaaro Awdal iyo shabeelada

Gudiga abaaraha dawlada dhexe ee Somaliya ayaa abaaraha ku habsadey Awdal wax ka soo gaarsiin doonta deeq hal milyan oo doolara oo ayna sheegin sida loo soo gaarsiin doono iyadoo gobolku leeyahay guddi abaaro oo dadku ogyahay. Wasiirka Warfaafinta ayaa goobta ka hadlay in biyo yaraani ka jirto Wabiga Shabeele inkastoo goobaha qaar ay biyo heleen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.