November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudiga doorashada dadban ee gobolada Woqooyi oo la garaacay iyo cabasho ay gudbiyeen: AKHRI

Qoraal ay soo saareen gudiga doorashada dadban ee gobolada Woqooyi ayaa lagu sheegay in la garaacay loona gaystey jirdil iyo dhaawacyo kale.

Qoraal ay u gudbiyeen xeer ilaaliyaha guud ee qaranka iyo gudoomiyaha gudiga dadban ayaa u qornaa sidatan hoos ku qoran.

Gudiga-Doorashooyinka[1]Gudiga-Doorashooyinka[1]Gudiga-Doorashooyinka[1]

dacwadd

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS