X

Gudiga doorashada oo ku dhawaaqay jadwalka qudbadaha musharixiinta

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray sida ay khudbadaha u kala jeedin doonaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya.

Jadwalka ayaa loo kala qaaday sedex qeyb maadaama musharaxiinta ay yihiin 24 ayna adag tahay in hal maalin ama labo maalin khudbadahooda la dhagaysto

Maalinta Koobaad ee Khudbadaha Khamiis 2 February

1- Musharax Axmed Maxamed Cali
2- Zakariyo Xaaji Maxamuud Cabdi
3-Bashir Raage Shirar
4-Jibriil Ibrahim Cabdulle
5 – Xasan Sh Maxamuud
6- Saciid Cabdullahi Dani
7-DR Saciid Ciise Maxamud
8- Sh Shariif Sh Axmed

Maalinta Labad ee Khudbadaha Sabti 4 February

9- Cabdi Naasir Cabdille Maxamed
10-Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame
11-Cabdi Raxmaan Maxamuud Maxamed (Faroole)
12- Cabdullahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)
13- ENG Cabdullahi Cali Xasan
14- Cabdullahi Ciilmooge Xirsi
15- Cabdu Qaadir Cosoble Cali
16- Cali Xaaji Warsame

Maalinta Sedexaad ee Khudbadaha Axad 5-ta February

17- Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke
18- DR Maxamed Maxamuud Culusow
19- Maxamed Axmed Jabati
20- Maxamed Cabdullahi Farmaajo
21- Maxamed Cali Nuur (Ameriko)
22- Maxamud Axmed Nur (Tarsan)
23- Maxamed Cabdi Risaak
24- Xaaji Maxamed Yasin Ismacil

admin:

This website uses cookies.