X

Yaman oo gantaalo ku garaacdey markab uu leeyahay gacan ku dhiigle Salmaanka Sucuudiga

Ciidamada geesiyiinta Yaman ayaa gantaalo ku garaacay markab uu leeyahay gacan ku dhiigle Salmaanka Sucuudiga oo xasuuqay kumanaan reer Yaman ah noloshana ku cidhiidhiyay.



Ciidanka Yaman ayaa si toosa ula helay markabka gacan ku dhiigle Salmaan gantaalo kuwaas oo gubey. War beena oo ay soo saareen Sucuudiga ayaa toos loo daawadey in uu been ahaa.



Gacan ku dhiigle Salamaan ayaa weerar Maraykanku ka caawinayo ku burburiyay dalka Yaman oo fiqiira walina guul ka gaadhi la.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.