Gudiga doorashada Somaliland ayaa ka digey in hore loo sii dabaaldego xilli ay cadaatey in xisbiga Waddani uu aad ugu horeeyo doorashada oo ah sida laga helayo ilo wareedyo ku dhow gudiga doorashada.
Natiijada rasmiga ah ayaa la filayaa inay soo baxdo Sabtida hadayna jirin cabashooyin u baahan in dib loogu noqdo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay