13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga doorashooyinka Somaliland ee ku fashilmey Awdal oo war ka soo saaray kaadh bixinta

Gudiga doorashooyinka Somaliland ee ku fashilmey Awdal ayaa war ka soo saaray kaadh bixinta xilli lagu tijaabiyay gobolka. Waxa goobta ka hadlay madax dhaqameed iyo siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye.


 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS