Lama garan karo inta ay leegtahay mudo kordhintu waxase madaxtinimada ku tartamaya jufooyinka beesha dhexe iyadoo la filayo in beesha Habaryoonis la siiyo markale.
Siciid Cali Muuse oo hore uga tirsanaan jiray idaacada BBC ayaa isagu akhriyay wixii ka soo baxay gudiga doorashooyinka.
Hoos ka daawo xisbiyada oo iyaguna ka hadlay
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS