Gudiga doorashooyinka Somaliland oo dib u dhigey xilliga doorashada maamulka Hargeysa+MUUQAALO
Hargeysa–Gudiga doorashada Somaliland ayaa muddo kordhin u samaysay Siilaanyo iyagoo hadda sheegaya in bisha July ay qaban doonaan diiwaan gelinta cod bixiyaeyaasha oo ahayd haddii ay doorasho rabaan in xilliyo hore la diyaariyo. Siilaanyo iyo laba xisbi ee kale ee isla beeshiisa ayaa iyaguna ka hadlay.
Lama garan karo inta ay leegtahay mudo kordhintu waxase madaxtinimada ku tartamaya jufooyinka beesha dhexe iyadoo la filayo in beesha Habaryoonis la siiyo markale.
Siciid Cali Muuse oo hore uga tirsanaan jiray idaacada BBC ayaa isagu akhriyay wixii ka soo baxay gudiga doorashooyinka.
Hoos ka daawo xisbiyada oo iyaguna ka hadlay
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...