November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudiga fashilmey ee doorashada Somaliland oo dib u dhigey ku dhawaaqida

Gudiga fashilmey ee doorashada Somaliland ayaa dib u dhigey ku dhawaaqida doorashada sida aadka loogu shubey xisbiga Kulmiye tan oo xisbigii ku guulaystey aanu aqbalayn natiijada.

 



Fadeexada gudigan fashilmey ayaa sheegay inay la sugayaan soo galida idaacada Ingiriska galabta sida ay wararku sheegayaan. Doorashadan oo dadku filayay inay xalaal noqoto ayaa lagu shubtey.



Waxa la filayaa in xisbiga Wadani la fuulo maxkamad ayna u badan tahay in sidii Kiiniya lagu celiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS