29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga fashilmey ee doorashada Somaliland oo loogu baaqay inay is casilaan

Urur rayid ah oo ka hawlgala Hargeysa iyo Burco ayaa ugu baaqay gudiga doorashada Somaliland ee fashilmey inay is casilaan. Waxay dhinaca kale ka hadleen in kubadu taalo aqalka Muuse Biixi ayna tahay inuu kala diro gudiga.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS