13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudiga nabadeynta beelaha Dhulbahante oo dalbadey in gacan ku dhiigle gacanta loo soo geliyo

Gudiga nabadeynta beelaha Dhulbahante oo dalbadey in gacan ku dhiigle gacanta loo soo geliyo. Ninkan oo ka soo jeeda beesha Qayaad ayaa waxa diley beesha Baharsame ee Cali Khaliif.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS