Gudiga qabanqaabada beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa gaaray Ceerigaabo halkaas oo la filayo in uu ka dhaco shirka taageereyaasha xisbiga Wadani. Qayb yar oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa ka qayb gashay dhaarinta askari Muuse Biixi.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=SYdhabW0o8E[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS