X

Gudoomiyaha bangiga maamulka Somaliland oo ku margadey suaalo ku aadan sixirka aafeeyay nolosha danyarta

Gudoomiyaha bangiga maamulka Somaliland ayaa ku margadey suaalo ku aadan sixirka aafeeyay nolosha danyarta oo maamulku ku fashilmey in uu wax ka qabto xilli sixir bararka loo eedaynayo lacagta maamulku ku soo daabacdo Hindiya kadibna ku bedeshaan doolar xalaala.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.