X

Siilaanyo oo maxaabiis Burco ku xidhan cafis u fidiyay iyo sababta oo la sheegay

Siilaanyo ayaa maxaabiis Burco ku xidhan cafis u fidiyay. Maxaabiista wararku sheegayaan in la sii daayay ayaa lagu qiyaasay tiradooda 87 waxayna ku jiraan magaalada Burco. Sida wararku sheegayaan maxaabiistan ayaa dhigoodu dhinteen.



Maxaabiistan ayaa loo sii daynayaa maadaama uu xabsiga ka dilaacay cudurka shuban biyoodka oo diley qaar ka tirsan maxaabiista ku jirtey xabsiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.