X

Gudoomiyaha barlamaanka Galmudug oo beeniyay in xil laga qaadey yaase shirey

Gudoomiyaha barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa beeniyay in xil laga qaadey wuxuuna sheegay in uu ku jiro xabsi guri dadka la sheegayo in ay xil ka qaadeena ay yihiin dad la soo aruuriyay.

Gudoomiyaha ayaa intaa ku daray in Xareed Cali Xareed uu yahay Xildhibaan Laakiin uusan aheyn Gudoonka Baarlamaanka Galmudug, marhorena laga qaadey xilka.



52 Mudane ayaa sheegay xalay in ay xilka ka qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Waxaa sidoo kale Xildhibaano ay sheegeen in ay xilka ka qaadeen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug. Waxa dadkan soo abaabuley Xaaf oo xilka laga tuurey.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.