X

Wasiirka amniga dawlada Somaliya oo maanta talaabo geesinimo qaadaya ama is casilaya: MAQAL

Wasiirka amniga dawlada Somaliya ayaa maanta talaabo geesinimo qaadaya ama is casilaya. Wasiirka ayaa hore u sheegay in AXADAN maanta ama uu is casili doono ama taliyeyaal badan xabsi geli doonaan ama shaqada laga eryi doono.

Waa wasiirkii ugu horeeyay oo ku dhawaaqa talaabo noocana ayaa shacbiga Somaliyeed argagixisadu xasuuqayso ayadoo hadana dadka la’yihiin meel ay maraan.

Argagixisada ayaa duhur cad baxsada intey xasuuqaan shacabkeena.



Hoos ka dhegeyso hadalka wasiirka usbuucii hore



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 


admin:

This website uses cookies.