10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo oo laga waraystay xaaladihii ugu dambeeyay iyo imaantinka madaxweynaha Khaatumo+WARAYSI

maxmuud-sheekh[1] (2)Buuhoodle–Gudoomiyaha barlamaanka Khaatumo mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa laga waraystay xaaladihii ugu dambeeyay ee deegaamada Khaatumo iyadoo wararku sheegayaan in SNM iyo kuwa la socda ay isku dayayaan in ay horjoogsadaan madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif oo la filayo maanta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS