November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoomiyaha barlamaanka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timi xildhibaan Xaabsade+MUUQAAL

WP_20150125_002Muqdisho-Araabinews–Gudoomiyaha barlamaanka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timi xildhibaan Maxamed Ibrahim Xaabsade oo xalay ku geeriyooday Muqdisho. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa ragii isku haystay maamulka Bay iyo Bakool xilliyadii dagaalka qabaliga ah ka socday Bay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS