Gudoomiyaha barlamaanka ayaa muran horleh ka bilaabey shaqada barlamaanka kadib markii uu ka soo noqdey safar shaqo oo uu ku tagey Turkiga.
Shaqadii Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa hakad ku timi kadib markii uu gudoomiyaha muran ka keenay kala diristii guddiga maaliyada oo lagu helay warbixin marin habaabina.
Kulamo kala duwan ayaa wali ka socdo Xarunta Golaha Shacabka kuwaasoo la isku dayaayo in lagu xalioyo muranka ay daba jiidayaan gudoomiyaha iyo xilhibanada diidan hore u socodka dawlada oo iyagu judhiiba isku dayay inay ridaan dawlada.
Shacabka ayaa khaati ka taagan xildhibaano aan hawshooda gudan laakiin laga biilo dawlado shisheeye si dalku hore ugu socon.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay