X

Gudoomiyaha barlamaanka oo xaqooda siinaya xildhibaanadii hore: SAWIRO

Gudoomiyaha barlamaanka ayaa xaqooda siinaya xildhibaanadii hore ee ku jirey barlamaanadii sideedad iyo sagaalaad kadib afur uu la qaatey shalay. Xildhibaanadii hore ayaa muddo raadinayay xaqii ka maqnaa ayagoo qarka u saarnaa in argagixisada qaarajiso.



Waad mahadsan tihiin soo dhawaada, sharaf weyn ayay ii tahay caawa inan isla afurno waqti badana isla qaadano, xaqiiqdii dalkan howlo muhiim ah ayaa ka soo qabateen, waqti adagna wa ku soo shaqeyseen waana idinkaga mahadcelinayaa doorkii aad ka soo qaadateen dib u yegleelida Baarlamaanka.” Ayuu yiri Maxamed Mural.



”Waxan joogteyn doonaa kulamadiina iyo inan dhageysto talooyinkiina, waxaa idiin balan qaadaya inan bixin doono xuquuqda iyo tixgelinta aad Golaha Shacabka ku leedihiin.” Ayuu mar kale yiri Guddoomiye Maxamed Mursal.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.