Nimcaan Hilaac ayaa laga joojiyay bandhig faneed uu ka dhigi lahaa Boosaaso ayadoo arintaan lau fasirey dhinaca amniga maadaama argaixiso ka agdhowyihiin magaalada.. Gudoomiyaha Boosaaso ayaa aad uga xumaadey baaqitaanka bandhigaas sheegayna inayna isku soo gaarin magaalada ee dalku yahay dalkoodii.
Waxa jira dad weerar ku ah ruwaayadaha iyo maaweelada dadka xilli halka laga biilo ee Sucuudiga ay dib u furteen dhul dadkooda lagu maaweeliyo intii ajaanib dhegeysan lahaayeen.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Gs6fuqFh2cI[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay