X

Gudoomiyaha Burco oo caadi u cadaystey qabyaalad

Gudoomiyaha degmada Burco ayaa caadi u cadaystey qabyaalad sheegayna mashruuca reer galbeedku ku caawiyaan magaca maamulka Somaliland ee la baxay sanduuqa horumarinta Somalilaan in nin reerkooda wasiir Ka yahay oo uu u soo qaadi qayb weyn oo Ka mida.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.