18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha cusub ee Awdal oo soo dhaweyn weyda ka helay gobolka

Gudoomiyaha cusub ee Awdal ayaa soo dhaweyn weyda ka helay gobolka. Badhasaabkan cusub ayaa Hargeysa jogui jirey waxana lagu bedelay kii hore oo ay isku dhaceen Saylici.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS