X

Gudoomiyaha cusub ee sirdoonka oo xilkii lagu wareejiyay

Kadib magacaabistii madaxweynaha waxa saaka xilka la wareegay gudoomiyaha cusub ee sirdoonka qaranka Yaasiin. Xaflad kooban oo ka dhacday xarunta maama Khadiija ayaa waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan gobolka Banaadir.


Magacaabista madaxa sirdoonak ayaa timi kadib markii madaxii hore la dalacsiiyay lagana dhigay la taliyaha madaxweynaha ee arimaha amniga. Booskan wuxuu aad uga weyn yahay booskii hore.


Madaxa cusub ee sirdoonka ayaa markii hore ahaa ku xigeenka amniga ee gobolka Banaadir. Bulshada rayidka ee magaalada Muqdidho aya soo dhaweeyay isbedelka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.