X

Gudoomiyaha degmadiisu wasaq tahay waa in meel loo taxaabaa: Jen Gorod

Gudoomiyaha degmadiisu wasaq tahay waa in meel loo taxaabaa. Jeneraalka ayaa ka naxay nadaafad xumada ka jirta magaalada dhexdeeda.



Wuxuu sheegay dadka hadii lagu dhiirageliyo inay degaankooda nadiifiyaan in ay imaaneyso xitaa in dadka uu mooral galo, ayna sababto in ay is difaacaan.



Jen. Gorod ayaa sheegay guddoomiyihii degmadiisa qashinka ka nadiifin waaya in ay waajib tahay in la xiro, maadaama uu dayacay nadaafadda degmada uu gudoomiyaha ka yahay.

Degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir ma ahan nadaafad ahaan kuwo wanaagsan, iyada oo dawladda iyo maamulka gobolka Banaadir ay horey u iclaamiyeen maalinta ololaha nadaafadda, weli waxaa jirta nadaafad daro.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.