X

Gudoomiyaha Gaalkacayo qaybta Puntland oo guul ka sheegtay dagaal saaka dib u qarxay: ARAG

Gudoomiyaha Gaalkacayo qaybta Puntland ayaa guul ka sheegtay dagaal saaka dib uga qarxay xaafado ka tirsan Gaalkacayo. Wuxuu sheegay in ay ka sifeeyeen waxa uu ku tilmaamay maleeshiyadii Galmudug. Wax wara oo ka soo baxay Galmudug ma jiro. Wuxuu dhinaca ugu baaqay dadkii ka qaxay in ay dib ugu soo laabtaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.