X

Wasiirka arimaha dibedda maamulka Somaliland oo sheegay in uu socdo Kiiniya halkaas oo balamo UN-tu u soo samaysay

Wasiir Siciid Cali Shire ayaa socdaalkiisii u horeeyay ku tagaya Kiiniya halkaas oo uu burburey xafiis ay ku lahaayeen maamulkooda. Siciid ayaa sheegay in balamo UN-tu u soo samaysay sidaana ay ku tagayaan. Waxa la socda Xaglatoosiye iyo wasiirka maxkamadaha. Wuxuu ka hadlay dagaalka Gaalkacayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.