X

Gudoomiyaha guud ee jaaliyada Samaroon ee Ingiriiska Xaaji Maxamed Xuseen oo tacsi ka diraya geerida Xaaji Daahir Cilmi

Gudoomiyaha guud ee jaaliyada Samaroon ee Ingiriiska Xaaji Maxamed Xuseen ayaa tacsi u diraya ehelada iyo qoyska uu ka baxay Xaaji Daahir Cilmi oo maanta ku geeriyooday Boorama. Wuxuu rabi uga baryay xaaji Daahir Cilmi in rabi janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelada uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.