X

Maayerada Boorama Gabiley Oodweyne iyo Berbera oo kulan ku yeeshay Gabiley maxay ka wada hadleen

Maayerada Boorama, Gabiley, Berbera iyo Oodweyne ayaa kulan ku yeeshay Gabiley kulankan ayay maayeradu kaga hadleen arimo dhowra oo lagu sheegay maamul u daadajin. Wuxuu kulanku u dhacay sida muuqaalka ku xusan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.