31/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha shaqaalaha maamulka Somaliland oo shaqaale ka qoranaya gobolka Sool

Gudoomiyaha shaqaalaha maamulka Somaliland ayaa shaqaale ka qoranaya gobolka Sool. Wuxuu sheegay sababta uu u doortey gobolka Sool. Shaqaalahan ayaa gaaraya 30 shaqaale.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS