Gudoomiyaha Wadani Ciro iyo wafdi uu hogaaminaayey oo caawa ku soo hoyday Magaalada Saylac. Wafdiga ayaa taageereyaashu ku soo dhaweeyeen kaga hortageen meel aan ka fogeyn Saylac maadaama ay habeen ahayd. Waxaana weftigan oo ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI si ballaadhan duleedka magaalada Saylac ugu qaabiley qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladdaasi iyo mas’uuliyiinta heer gobal ee xisbiga WADDANI.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![IMG3888[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38881-300x200.jpg)
![IMG3893[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38931-300x200.jpg)
![IMG3894[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38941-300x200.jpg)
![IMG3899[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38991-300x200.jpg)
![IMG3888[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38881.jpg)
![IMG3893[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38931.jpg)
![IMG3894[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/IMG38941.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay