X

Gudoomiyaha Wadani oo abwaan Laabsalaax ku soo dhaweeyay Hargeysa

Gudoomiye xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay abwaan Laabsalaax oo ah madaxa kooxda aadka loo jecelyahay xidigaha geeska. Ciro ayaa rajaynaya in uu ku taageero heeso dhiirigelina.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.