X

Dadweynaha degan deegaanka Dilla oo abaartu si xun u saamaysay maxaase lagu soo arkay

Waxa maalmahan roobku ka da’ayay deegaanada gobolada Awdal roob lagu diirsaday ha u badnaato xeebaha gobolada Awdal waxase abaartu waxyeelo u gaysatay deegaano ka mida degmada Dilla ee gobolka Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.