X

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal oo ka hadlay fashilka ay ku socota diiwaangelintu iyo cida eeda leh

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay fashilka ay ku socoto diiwaangelintu iyo cida eeda fashilkaas qaadi doonta. Diiwaangelinta ayaa dadka badankoodu ku tilmaameen istus aan marnaba ka soo baxayn tirade saxda iyadoo gobolka abaarxun ka jirto iyo iyadoo ay maamulayaan dad aan aqoonteedii lahayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.