X

Toban ka mida dadkii shalay ku dhintey shilkii gaadhi ee Gabiley oo si sharafa loo aasay: ARAG Laba muuqaal

Toban ka mida dadkii shalay ku dhintey shilkii gaadhi ee laga argagaxay ayaa saaka si sharafa oo aan loo kala hadhin loogu aasay meel aan ka fogeyn Hargeysa waxana ka qaybgalay dadweyne farabadan iyo masuuliyiin iyo cuqaal ka tirsan maamulka Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.