21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo si weyn loogu soo dhaweeyay Burco

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Burco oo laga dareemay imaanshaha. C/raxmaan Ciro ayaa hadal kooban u jeediyay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS