12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiye booskiis iska casiley si uu uga qayb qaato

C/qaadir Arwaax waa wadani asala oo ay ku weyntahay difaaca qarankiisa hooyo oo hadda ay u heshiiyeen dawlado sheegta beesha caalamka ayagoo adeegsanaya dalalka fiqiirka ah sida Kiiniya. C/qaadir ayaa gudoomiye looga magacaabay Hirshabeele wuxuuse iska casilry booskiisa kuna biirey ciidanka qaranka.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS