X

Suldaan Wabar oo laga qaaday waraysi aanu cadayn mowqifkiisa

Suldaan Wabar ayaa sheegay in rasaasayntii Boorama ka dhacdey ay ahayd mid wahabka loo duulinaayay dadka Samaroon oo la daalaadhacaya geri go’an iyo fashil ku yimi kuwa Hargeysa u shaqo taga.


Waraysi uu ka qaaday weriye aan khibrad lahayn oo tayadu liidato una muuqda in la jarjaray si ay u dhegeysan karaan beesha dhexe ayuu ku sheegay in Muuse Biixi tiisii la tacbaansan yahay.

Kama hadal qadiyada uu aaminsan yahay iyo ciidanka Cawaale ee ka dilaacay bariga Awdal.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.