X

Gudoomiye ku xigeenka Awdal oo badhasaabku ugu hanjabay eryid iyo Ima eryi karo

Gudoomiye ku xigeenka Awdal C/raxmaan Nuur Sugaal ayaa afka furtey kana hadley eedo loo jeediyay iyo badhasaabkii baxsadka ahaa oo ugu hanjabay eryid. Maamulka Isaaq waan u wada siman nahay imana eryi karo. C/raxmaan ayaa faahfaahiyay sida wax u dhaceen iyo cida fariimo qaldan kala gudbinaysay.



Maxamed Yuusuif

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.