X

Gudoomiye ku xigeenka Galmudub oo mooshin xilka looga qaadey

Gudoomiye ku xigeenka Galmudub Xareed Cali Xareed ayaa mooshin xilka looga qaadey. Waa masuulkii u dambeeyay ee xilkla laga tuuro waxa Iyana marhore xilka laga tuurey horjoogaha maamulka Xaaf inkastoo uu diidey inuu u hogaansamo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OE7L02Kodzg[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.