Gudoomiyaha degmada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi ayaa reer Boorama ka dalbadey in loo duceeyo kaftana ku dhaafay. Wuxuu shaaciyay qodobada loogu daayay xilka oo ay ku jirto in kalitalisnimo aanu ku dhaqmin oo fikirka la wadaago.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=eRR7M8Bl81A[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS