Gudoomiye xigeenka xisbiga Wadani Shiine Dheere ayaa fariin culus u direy reer Awdal. Gudoomiyaha oo ka hadlay ku shubashadii doorashada ayaa sheegay in halganku hadda welli socdo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mZ-nljo7PNg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS