14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiye Shiine Dheere oo fariin culus u direy reer Awdal

Gudoomiye xigeenka xisbiga Wadani Shiine Dheere ayaa fariin culus u direy reer Awdal. Gudoomiyaha oo ka hadlay ku shubashadii doorashada ayaa sheegay in halganku hadda welli socdo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mZ-nljo7PNg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS