01/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiye xigeenka Saylac oo u hanjanbay dadka reer Saylac ee ka cawda Faysal Magafe+dakhliga soo gala

Gudoomiye xigeenka gobolka Saylac C/qaadir Aadan ayaa u hanjabay dadka reer Saylac ee ka cawda Faysal Magafe oo masaakiinta safraya oo ay ku jiraan kuwa buka ka qaada cashuur. Cashuurtaas oo uu hadda sheegay gudoomiye ku xigeenku in ay si fiican ugu korodhey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS