09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyeyaasha Burco oo ka qayliyay gudiga doorashada oo aan waxba kala tashan

Gudoomiyeyaasha Burco oo shir jaraaid qabtey ayaa ka qayliyay gudiga doorashooyinka sheegayna in uu daad soo galay ayna filayn kuna tilmaameen mid aan waxba dhegeysan. Waxay hore u sheegeen in Burco ayna diyaarsanayn oo dad hawdka kaga maqan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS