November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoonka ku meel gaadhka ah oo odayga da’da iyo Rooble fariin u direy

Gudoonka ku meel gaadhka ee berito qabanaya doorashada gudoonka cusub ee golaha shacabka ayaa ku fahmay Rooble Baahane iyo adeerkiis oo raba in koox Kiiniya lagu doortey la soo dhexgeliyo. Kooxdan ayaa dad Kiiniyaati ah ku doorteen Ceel-Waaq.



Gudoonka oo ka digey arintaas ayaa sheegay inay hadda ku qanciyeen Rooble adeerkiis cajuus Dhabancad inuu ka waantoobo arintaas. Halkaasna waxa uga soo kordhay fashil iyo kooxdiisa Xalane oo ilaa hadda qas la daba taagan doorashada.




”Yeeli mayno ayay yiraaheen cid aan kaadh haysan inay qolka doorashada soo gasho, waxaan halkan ku joognaa 6 ka mida guddiga goluhu xushey ayuu yiri afhayeen u hadly lixdaas.

Fashil iyo badh iga dheh. Waxa laga baqayaa in Rooble Baahane hore ay ka eryaan golaha cusub ee shacabka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS