04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Guriga gacanyarehii Siilaanyo oo Hargeysa ku gubtey iyo warar laysla dhexmarayo

Guriga gacanyarehii Siilaanyo waa wasiirkii madaxtooyadee ayaa Hargeysa ku gubtey iyo warar laysla dhexmarayo. Gurigan ayaa si xun u gubtey waxayna dadkii leeyihiin xoolihii masaakiinta ayaa laga dhisay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=zIk-wqkdKk4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS